73
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa la yaabay in 25 milyan oo ku nool dalalka Jabuuti, Eritrea iyo Soomaaliya ay haystaan 5000 km oo xeeb ah, 130 milyan oo Itoobiyaan ahna aysan haysan wax xeeba.
“Itoobiya oo ay ku nool yihiin qiyaastii 130 milyan oo qof waxay u baahan tahay 50 KM oo kaliya oo badda ah, taasoo si wayn uga duwan 25-ka milyan ee qof ee ku nool xeebta ballaadhan ee 5000 KM ah ee Soomaaliya, Jabuuti, iyo Eritrea.”