Xamse Oo Laascaanood ka Dhagax-dhigay 8 Mashruuc Oo waa weyn (Sawirro)
Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc...
Taliyaha Ciidanka Giriiga Oo Maanta ku Dhawaaqay inuu Dalkiisa khatar kala kulmayo Turkiga
Taliyaha guud ee ciidanka Giriiga, Jen.Dimitris Houpis ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dalkiisa khatar kala kulmayo Turkiga , isagoo intaa ku daray ; “ Ciidanka...
Turkiga Oo Diyaariyey Markab kale Oo Shidaal ka Qodaya Somalia (Sawirro)
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa maanta dultagay Maraakiibta loo diyaariyay qodista Shidaalka Soomaaliya oo...
Puntland Oo Bbeenisay Warqad Lagu Faafiyey Baraha bulshada
Puntland oo bayaan kooban soo saartay ayaa beenisay wararka ku saabsan inay shaqa-joojin ku samaysay diyaaraddii maanta Laascaanood geysay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse...
Xamse Barre Oo Caawa kulamo ka Wada Laascaanood (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa diirrada lagu...
M/Xasan Oo ka Jawaabay Su’aalo Laga Waydiiyay Safarka Xamse Iyo Arimaha Somaliland
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay shirka 4aad ee madasha diblomaasiyadda Antalya, ayaa maanta su’aallo laga waydiiyay arrimo la xiriira Soomaaliya, waxaa ku...
Somaliland Oo Daandaansi ku Sifeysay Safarka Xamse Ee Laascaanod
Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay Safarka uu Raisal Wasaaraha Soomaaliya ku tagay magaalada Laascaanood. Waxay sheegtay in ay soomaaliya ay daandaansi ku wado dhulka...