Somaliland Oo Daandaansi ku Sifeysay Safarka Xamse Ee Laascaanod
Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay Safarka uu Raisal Wasaaraha Soomaaliya ku tagay magaalada Laascaanood. Waxay sheegtay in ay soomaaliya ay daandaansi ku wado dhulka...
Golaha Wakiillada Somaliland Oo Go’aanno kasoo Saaray Socdaalka R/Wasaare Xamse Ee Laascaanood
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa faragelin qaawan ku tilmaamay booqashada uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ku tagay magaalada Laascaanood, wuxuuna ku baaqay in gabi ahaanba...
Wasiir Cali Xoosh: SSC Khaatumo Kaalin weyn ayay ku Yeelan Doontaa Shirka Wadatahiga
Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali, ayaa sheegay in maamulka Khaatumo uu door muhiim ah ka ciyaari doono shirka Golaha Wadatashiga Qaranka...
Wadahadalkii Iran Iyo Mareykanka Oo la soo Gebagebeeyey
Wadahadallo muhiim ah oo u dhexeeyay Iran iyo Maraykanka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muscat ee caasimadda dalka Cumaan. Wadahadalladan oo ahaa kuwo dadban (indirect)...
Xassan Sheekh Oo la kulmay Dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Antalya ee dalka Turkiga dhiggiisa Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha ayaa...