Agaasimahii guud Ee Idaacada Shabelle iyo ku Xigeenkiisa oo Goor-dhawd Lagu Xiray Muqdisho
Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar Iskaay, iyadoo saacado kooban...