Shiinaha Oo Ugu Digay Muwaadiniintiisa Inay u Safraan Mareykanka
Shiinaha ayaa ku booriyay muwaadiniintiisa inay si buuxda u qiimeeyaan khataraha ka hor inta aysan u safrin Mareykanka, iyada oo la tixraacayo xaaladda amni iyo...
Xiriira Danaha Imaaraadka Carabtab iyo Turkiga Ee Arrimaha Afrika Oo Laga Wada-hadlay.
Labo maalin ka hor, wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Turkiga, Burhanettin Duraan ayaa booqasho ku tagay dalka Imaaraadka Carabta , isagoo Abu Dhabi kula kulmay wasiiru...
Somaliya iyo Turkiga oo Maanta kala Saxiixday Heshiis cusub Oo Shidaal Looga Baarayo dhanka Biriga
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta heshiis muhiim ah kula saxiixday magaalada Ankara ee dalka Turkiga dhigiisa dalkaas...
‘Thank you mayor Mooge, we appreciate your hard work.’ Dr.Abdi.E.Obseyeh.Borama ,Awdal region
Dr.Abdi.E.Obseyeh.Borama ,Awdal region. Date 10/4/2025 ‘’ I don’t like to sell my house for the election campaign but I can assure you that I will...
Saraakiil Maraykan ah Oo soo jeediyay in la Xidho Safaarada Maraykanka ee Muqdisho
Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka (State Department) ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, islamarkaana shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta laga daad-gureeyo,...
Khaatumo oo Joojisay Canshuur ay qaadi jirtay iyo Xamse Oo Sabab u noqday
Maamulka SSC Khaatumo, ayaa si KMG ah u hakisay canshuurta jid marka ee laga qaadi jiray gaadiidka kala duwan, sababo la xariira safarka lagu wado...
Dowladda Jarmalka Oo ka Laabatay Masaafurinta Muwaadin Somaliyeed Oo Sameeyay Ficil geesinimo leh
Maamulka Bavaria ee dalka Jarmalka ayaa ku dhawaaqay in Axmed Odowaa, oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo qaxooti ku ah dalkaas, aan dalka laga masaafurin doonin...