Somaliya iyo Turkiga oo Maanta kala Saxiixday Heshiis cusub Oo Shidaal Looga Baarayo dhanka Biriga
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta heshiis muhiim ah kula saxiixday magaalada Ankara ee dalka Turkiga dhigiisa dalkaas...