Madaxweynaha Faransiiska Oo Sheegay inay Aqoonsanayaan Dawlad Falastiin ah
Madaxweynaha Faransiiska,Emmanuel Macron ayaa maanta sheegay inay suragal tahay bisha June inta lagu jiro shir ay wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Faransiiska iyo Sacuudiga oo...