Shiinaha ayaa ku dhawaaqay canshuur kale gaadhaysa 84% oo uu ku soo rogay badeecooyinka Mareykanka, taasoo ka falcelinaysa canshuuraha cusub ee uu Madaxweyne Trump saaray...
Shirkadda Meta ayaa xannibaado hor leh ku soo rogtay dadka da’oodu ka hoosayso 18 sano ee isticmaala Facebook iyo Messenger. Sharciyadan cusub ayaa xaddidaya in...
Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in Maraykanka ay ka wada hadleen sidii loo baajin lahaa safarka Raisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku tagayo magaalada Laascaanood,...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu bishan Abriil yeesho kulan gaar ah si uu uga doodo xaaladda Soomaaliya, iyadoo James Swan, Wakiilka...