Golaha Ammaanka oo ka Doodaya kala Qaybsanaanta Siyaasadeed Ee Somaliya iyo saameynta Al-Shabaab
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu bishan Abriil yeesho kulan gaar ah si uu uga doodo xaaladda Soomaaliya, iyadoo James Swan, Wakiilka...