81
Bannaan-bax ayaa ka socda magaalada London ee caasimadda waddanka UK kaas oo qurbajoogta Somaliland ku dalbanayaan in Ingiriisku aqoonsado jamhuuriyada Somaliland.
Dhinaca kale wakiilka Somaliland ee UK ayaa kulan la yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Britain ee taageera qaddiyada Somaliland wadahadalkaasi oo lagaga hadlay sidii xukuumadda UK loogu cadaadin lahaa aqoonsiga jamhuuriyada Somaliland.



