Booliiska Ghana Oo Gacanta ku Dhigay nin Sheekooyin Diimeed ku Marin-habaabiyay

Booliiska Ghana Oo Gacanta ku Dhigay nin Sheekooyin Diimeed ku Marin-habaabiyay

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Booliiska dalka Ghana ayaa gacanta ku dhigay nin lagu magacaabi jiray “Iibo Nuux”, magaciisana dhabta ah yahay Evans Ieshon, kaddib markii uu si cad oo fagaare ah u sheegtay nabinimo, kuna marin-habaabiyay dadweynaha sheekooyin diimeed oo been-abuur ah.

Booliiska Ghana ayaa caddeeyay in baaritaanku weli socdo, isla markaana eedeysanaha maxkamad la horgeyn doono, lana marin doono ciqaab adag.

Screenshot

Screenshot

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.