Israa’iil Oo la Tacaalaya Dab ka Dhashay Weerarka Iran Oo ka Kacay Duleedka Tel Aviv

Ciidamada gurmadka degdega ah ayaa la tacaalaya dab ka kacay duleedka magaalada Tel Aviv, kadib markii ciidammada ilaalada kacaanka Iran ee IRGC ay sheegeen in ay weerar gantaallo ah ay ku qaadeen Israa’iil, xilli ay si wadajir ah u wada hawlgalayeen ururka Xisbullah,sida ay baahiyeen warbaahinta dowladda Iran.

Digniin dhanka cirka ah ayaa laga maqlay Tel Aviv, bartamaha Israa’iil iyo qeybo ka mid ah Daanta Galbeed ee la haysto.

Related posts

Shiinaha Oo Maanta ku Dhawaaqay Inuu Taageero kale Siinayo Iran

Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga:-“Dagaalka Bariga Dhexe Qayb kama Nihin.”

Muuqaalka khudbaddii uu Xalay Jeediyay Ra’iisulwasaare Netanyahu Oo laysku Haysto.