Ciidamada Xooga Oo U Gurmaday Dad Shacab ah Oo Qarax lala Beegsaay.(Sawiro)

by Heemaal
0 minutes read

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad u fidiyay dad shacab ah oo cadowga Khawaarijta ah ay qarax kula beegsadeen aagga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, xilli gaariga ay la socdeen dadkaan musaafurka ah uu kusoo jeeday magaalada Muqdisho.

Khawaarijta ayaa qaraxaan miino oo ay la beegsatay dadkan shacabka ah, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamada Xoogga Dalka ayaa si degdeg ah u gurmaday, iyagoo dadkii dhaawacmay u soo qaaday isbitaallada magaalada Muqdisho.

Have any thoughts?

Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.