Ciidanka Booliska Oo Gacanta ku Dhigay Saddex Eedaysane Oo loo Haysto Fal Dil ah Oo Muqdisho ka Dhacay

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Degmada Kaaran, ayaa gacanta ku dhigay saddex eedaysane oo loo haysto fal dil ah oo ay u adeegsadeen toorey, kaas oo ka dhacay gudaha Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Saddexda eedaysane ayaa xalay dil u geystay wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Marxuum Shaafi Guuleed Yuusuf.

Eedaysanayaasha ayaa hadda ku jira gacanta Ciidanka Booliska, waxaana loo gudbin doonaa Maxkamadda awoodda u leh, si sharciga loogu waafajiyo .

DHAMMAAD

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.