Cuba Oo Hadda Wajahaya Xaalad Burbur Tamareed

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dalka Cuba, oo ka mid ah dalalka uu indhaha ku hayo Trump, si isbeddel maamul lagu sameeyo ayaa hadda wajahaya xaalad burbur tamareed oo ka dhalanaysa in kaliya dalkaa uu heysto 15 illaa 20 maalin shidaal ku filan, kaddib markii Mareykanka uu la wareegay Venezuela.

Dalka Cuba oo ah dal jasiiradeed ku yaalla Badda Kariibiyaanka ayaa ka mid ah dalalka cunaqabateynta ugu adag kala kulma Mareykanka iyo reer galbeedka , balse mowqifka adag ee dalkan , waxaa hadda ka dhalanaya iskuday uu Trump ku doonayo in meesha laga saaro nidaamka ka taliya, si halkaa looga hirgeliyo maamul daacad u ah Mareykanka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.