Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa soo saartay Warmurtiyeed ay ku heshiiyeen Wasiirada Maaliyaddda Dalka ee heer Fadaraal iyo Dowlad-Goboleed iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Warmurtiyeedkani waxa uu muujinayaa is-afgarad iyo go’aanno muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta maaliyadeed, kobcinta dakhliga gudaha, horumarinta Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM), iyo dardargelinta is-waafajinta siyaasadaha maaliyadeed ee Dalka.
HOOS KA DAALACO WAR SAXAAFADEEDKA