Dawlada Finland Oo Meesha ka Saartay Sharcigii Mamnuucayay Hubka Nukliyeerka

Dawlada Finland ayaa meesha ka saartay sharcigii mamnuucayay hubka nukliyeerka iyo in lagu kaydin karo dhulka Finland, iyadoo go’aankan lagu sheegay inuu albaab u furayo in Finland la keeno bambooyin nukliyeer ah ama Finland u dhaqaaqdo inay soo saarato hub nukliyeer ah, sida ay maanta werisey wakaaladda wararka ee Reuters.

Screenshot

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan