Hindiya oo ah Xulafada Dhow ee Israa’iil Oo ka soo Horjeedatay Aqoonsiga Somaliland

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dawlada Hindiya oo ah xulafada dhow ee Israa’iil ayaa ka soo horjeedatay go’aankii Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland , iyadoo taageertay madax bannaanida iyo wadajira dhuleed ee Somaaliya.

Randhir Jaiswal oo ah Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Hindiya Randhir Jaiswal oo warbaahinta maanta la hadlay, wuxuu yiri ; “Hindiya waxay xiriir taariikhi ah la leedahay Soomaaliya. Waxaan sii adkaynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.”

“Waxaan sii adkaynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya, Randhir Jaiswal.


Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.