Dawlada Iran Oo Xirtay Marinka Hormuz

Masuul ka tirsan howlgalka badda ee Midowga Yurub ee loogu magac daray Aspides ayaa sheegay in maraakiibtu ay heleen fariinta isgaadhinta raadiyaha (VHF) kuwaasi oo ka imanaysa Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, iyagoo leh “wax markab ah looma oggola inay maraan Marinka Hormuz”.

​Marinka Hormuz waa marinka ugu muhiimsan adduunka ee dhoofinta saliidda, kaas oo isku xidha dalalka ugu waaweyn ee saliidda soo saara sida Sucuudiga, Iiraan, Ciraaq, iyo Imaaraadka, isagoo ku xidha Gacanka Cumaan iyo Badda Carabta.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan