Dawlada Jarmalka Oo ku Biiray Dalalka Mareykanka iyo Ruushka ee Taageerray Suuriya

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dawlada Jarmalka ayaa ku biiray dalalka Mareykanka iyo Ruushka ee taageerray dawladda Suuriya , iyadoo hadda Jarmalka uu usoo jeediyay ciidanka Kurdida ee SDF inay ku biiraan dawladda, kaddib markii wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka , Johann Wadephul oo maanta warbaahinta la hadlay uu soo bandhigay mowqifka dawladda Jarmalka ee xaaladda Suuriya.

“Jarmalku wuxuu taageerayaa himilada dowladda Suuriya ee ah in dowladda dhexe ay keligeed gacanta ku hayso una maamusho amniga dalka oo dhan, oo ay ku jirto waqooyi-bari Suuriya.”

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.