Dawlada Kenya Oo Heshiis Ganacsi Oo Muhiim ah la Saxiixatay Shiinaha

Dawlada Kenya ayaa la saxiixatay Shiinaha heshiis dhigaya in wax soosaarka dalka Kenya ku galaan suuqyada Shiinaha canshuur dhaaf 98% ah , kaasoo u suragalinaya ganacsatada Kenya inay badeecooyinka ay ka qaadayaan Kenya si canshuur la’aan ah ku galaan suuqa Shiinaha.

Warsaxaafadeed uu baahiyay xafiiska Madaxweynaha Kenya , ayaa lagu yiri;

“Heshiiskan waxaa la dhameystiray iyadoo madaxweyne William Ruto uu sii xoojinayo xiriirka dhaqaale ee Kenya iyo Shiinaha, isla markaana uu sidoo kale wada xaajood la wado Mareykanka si uu ula gaaro heshiis kale oo kan la mid ah.”

Related posts

Shiinaha Oo Markii ugu Horreysay soo Bandhigay Nidaam Difaac Oo ka Hortagi kara Drone Badan.

Netanyahu Oo ku Dhawaaqay Inay Ballaarinayaan Khadka Aagga Amniga Ee Bariga Dhexe

Somaliland Oo War kasoo Saartay Saamaynta Dagaalka Bariga Dhexe Iyo Kororka Shidaalka iyo Meceeshada