Dawlada Qadar Oo Beenisay Inay ka Qayb-qaadatay Weerarkii Lagu Qaaday Iran.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Qatar, Majed Al-Ansari ayaa beeniyay inay Qatar ka qeybqaadatay weerar lagu qaaday Iiraan, ka dib markii warbaahinta Israa’iil ee Channel 12 iyo The Jerusalem Post ay maanta weriyeen inay Qatar qaaday weerar ay uga jawaabayso weerarrada Iiraan ka geysatay gudaha Qatar.

Al-Ansari, wuxuu yiri ; “Qatar qeyb kama aha olole lagu beegsanayo Iiraan. Waxaan isticmaalaynaa xaqayaga is difaac si aan uga hortagno weerarro Iiraan ay ku qaadayso dalkeena.”

Screenshot

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan