Ruushka ayaa sheegey in ay si dhow ula socdaan lana xidhiidhaan Dowladda Iiraan, sida uu tilmaamay af-hayeenka Kremlin-ka.
Mareykanka, Israa|l, UK, Faransiiska & Jarmalka ayaa safka wada ah dagaalka Iiraan balse Shiinaha & Ruushka weli kama soo muuqan dhinaca Tahraan.