Dawlada Spain Oo dalkeeda ka cayrisay diyaaradaha shidaalka Mareykanka

Dawlada Spain ayaa dalkeeda ka cayrisay diyaaradaha shidaalka Mareykanka ka dib markii Madrid diiday taageerida weerarka Iran.

Spain ayaa sheegtay in saldhigyada milateri ee Rota iyo Morón aan loo adeegsan doonin weerarro ka dhan ah Iran, ka dib markii Madrid diiday inay taageerto howlgalkaas. Ilaa 15 diyaaradood oo ah kuwa shidaalka siiya diyaarada sida Boeing KC‑135 — ayaa ka dhaqaaqay saldhigyadan iyagoo u duulay meelo kale sida Jarmalka.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan