30
Dawladda Soomaaliya , waxay xaqiijisay inay la safatay Sacuudiga , kaddib markii wakaaladda wararka dawladda ee SONNA ay baahisay inay Soomaaliya taageerrayso madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Yemen — go’aan looga soo horjeestay dhaqdhaqaaqa ciidanka Golaha Koonfurta Yemen ee STC oo Imaaraadku taageerro, kuwaasoo weerarro ka dhan ah uu maanta fuliyay Sacuudiga.


