Diyaarad siday Wafdi ka Socday Dawlada Fadaraalka Oo Lagu Rasaaseeyay Deegaano K/Galbeed ka Tirsan

Koonfurgalbeed ayaa rasaas la beegsatay diyaarad siddey wefti ka socda Dowladda Federaalka xilli ay ka degi la haayeen degmada Waajid.

DFS ayaa awood ciidan gaysay deegaanno badan ka tirsan Baay, Bakool & Shabeellaha-hoose, iyada oo siyaasiyiinta DFS ee KGS oo maanta Buurhakaba ka hadlay sheegeen in ay geleyaan Baydhabo.

Mw Laftagareen ayaa isagu guda-galay doorasho Dadban isaga oo xidhay caasimadda Baydhabo.

Related posts

136 Mudane Ee katirsan baarlamaanka DFS Oo Ugu Baaqay Xassan Sheikh inuu joojiyo Duulaanka Koonfur Galbeed.

Dibadbaxayaal Careysan oo Sawirada Xasan Sheekh ka fujiyay Darbiyada iyo Goobaha Muhiimka ah Ee Baydhabo..

War Hadda kasoo Yeeray Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan.