Dowlada Federaalka Oo ku Adkaysatay in aysan Marnaba ka Tanaasuleyn Doorasho qof & cod ah,

Dowladda Federaalka ayaa ku adkaysatay in aysan marnaba ka tanaasuleyn doorasho qof & cod ah, sida uu tilmaamay Wasiiru-dowlaha Arrimaha-dibedda oo ka jawaabay baaqa Beesha-caalamka: “”Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay u furan tahay wada-hadal, isu tanaasul iyo la-tashi qaran oo ballaaran. Hase yeeshee, marka laga hadlayo mabda’a codbixinta dadweynaha ee qof iyo cod ah, mowqifkeenna waa mid cad oo aan laga laaban karin. Horumarka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya dib looma dhigi karo.”

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan