Dowlada Itoobiya Oo Shaaca ka qaaday inay ka Go’an tahay Madax-bannaanida, Midnimada, Somaliya

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka go’an tahay ixtiraamka madax-bannaanida, midnimada, iyo bedqabka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo hoosta ka xarriiqday in mowqifkeedu ku saleysan yahay mabaadi’da deris-wanaagga, ixtiraamka labada dhinac, iyo wada-noolaanshaha nabadeed.

Tani waxa ay imanaysaa xilli Israa|l ay dhaqangelisey aqoonsiga ay siisey Somaliland ayna labada dhinac maanta gaadheen is-afgaradyo ammaan & siyaasadeed ka dib markii uu Hargeysa tegey Wasiirka Arrimaha-dibedda Isra|l.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.