6
Dowlada Kenya ayaa bixisay lacag dhan $30 Million oo doollar si ay u martigeliso koobka qaramada qaaradda Afrika ee sanadka danbe AFCON 2027.
Kenya ayaa sidoo kale sheegtay iney samaysay guddi abaabul oo hubinaysa awooda u diyaargaraw ee koobka qaramada qaarada sanadka 2027.
Koobka AFCON ee 2027 ayaa lagu wadaa in lagu qabto dalalka jaarka ah ee ku yaalla bariga Afrika ee Kenya, Tanzania iyo Uganda, iyadoo la bilaabay casriyeynta garoomada dalalkaasi.