Dowlada Oo Gacanta ku Dhigtay Gaadiid Dagaal Oo loo Qorsheeyay Inay Garoonka ka Qaadaan Ciidamada Jubaland

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Federaalka ayaa gacanta ku dhigtay tiro gaadiid dagaal ah oo ku dhow 20, kuwaas oo lagu diyaariyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Gaadiidkan ayaa la qorsheeyay in ay qaadaan ciidamo ka tirsan ilaalada madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland, xilliga ay garoonka kasoo degayaan.

Arrintan ayaa si weyn uga yaabisay dowladda, maadaama aan la ogeyn halka iyo cidda diyaarisay gaadiidkan. Waxaa hadda socda baaritaanno lagu sameynayo darawalladii waday, goobta lagu diyaariyey, iyo shaqsiyaadka ka dambeeyay abaabulka gaadiidkaas.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.