Somaliya : “Waan ka Vaxnay Heshiisyadii Imaaraadku ku Joogey Berbera, Boosaaso Iyo Kismaayo.”

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Goaanka DFS ay maanta qaadatay kuna burburisay heshiiska Imaaraatka lala galay ayaa si toos ah iyo si dadban u saameyn doona Sadaxdaan maamul oo xariir wanaagsan la lahaa imaaratka.

Imaaraatka ayaa sadaxdaan maamul siin jirtay qalab Milatary iyo weliba mid dhaqaalo, gaar ahaan waxa ay si sharci darro ah u isticmaali jirtay Garoomada Bosaaso iyo Barbera halkaas oo laga dhibeeteyn jiray wadamo kale iyo weliba Soomaaliya.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.