Dowladda Jabbuuti Oo Albaabada isugu dhufatay xafiiskii diblomaasiyadda ee Somaliland

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Jabbuuti ayaa albaabada isugu dhufatay xafiiskii diblomaasiyadda ee Somaliland ee magaalada Jabuuti: “Iyada oo la tixraacayo is-waafaq la’aanta ku xeeran go’aanka ay qaateen mas’uuliyiinta Somaliland ee Soomaaliya, ee ku saabsan dhisidda iskaashi lala yeesho Israa|il, taas oo ku saleysan aqoonsi ka hor imanaya xeerarka sharciga caalamiga ah, Jamhuuriyadda Jabbuuti waxay go’aansatay in ay joojiso furitaanka xafiiska xidhiidhka ee maamulka Somaliland”  War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Jabbuuti.

Tani waxa ay imanaysaa xilli maanta Somaliland ay u yeedhatay danjirihii dalkaasi u joogey.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.