Heemaal News Network

Kenya Oo soo Bandhigtay Qorshe lagu soo Afjarayo khilaafka Somaliya iyo Itoobiya.

Dowladda Kenya oo taageero ka heleysa Jabuuti ayaa soo bandhigtay qorshe lagu soo afjarayo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Madaxweyne Ruto ayaa la wadaagey Madaxweyne Xasan Shiikh in uu la fadhiisto Abiy Axmed, isla markaasna ay gaadhaan heshiis ay Addis Ababa arrimaha Badda ugala macaamileyso Muqdisho, halka kolkii hore kala macaamili lahayd Hargeysa, sida ay qortay Wakaaladda Reuters.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Wasiir Beena Beenaā€¯Heshiiskan waxaa Lagu Dhisayaa Lagu-na Qalabeynayaa Ciidamadeena Difaaca Badda.

Heemaaln

Wasiir Kaahin Heshiiska Ethiopia Qabiilkaaga Oo aad Raacdo Qaran Lagu-ma Noqdo”

Heemaaln

Barnaamijka Dareenka Dadwaynaha Ee Difaaca Badda Lughaya

Heemaal