49
Dowladda fadaralka Soomaliya ayaa Warsaxaafadeed aay soo saartey Mar kale adkeysay Qabsaamida Gugusha Wada hadalka Ee u Dhuxeexysa DFS iyo Gololha Mustaqbalka, iyadoo nasiib daro ku tilmaantay Celintii Ciidanka.
