Elon Musk iyo Starlink waxay bixiyaan internet bilaash ah oo loogu talagalay Venezuela

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Starlink, oo uu leeyahay miliardeyahan Elon Musk, ayaa bixineysa internet bilaash ah oo xawli sare leh oo loogu deeqay Venezuela ilaa 3-da Febraayo.

Shirkaddu waxay sheegtay inay hubin doonto in dadku ay sii wataan helitaanka internet-ka, iyadoo dalka uu ka jiraan xannibaado badan oo saameyn ku leh adeegyada internet-ka. Isla markaas, Netblocks iyo warbaahinta maxalliga ah ayaa ka warbixiyay in ay jiraan go’doon internet oo ka jira qeybo ka mid ah Caracas, taasoo oo ay keentay duqayntii maraykanka ee goobha  korontada laga dhaliyo inta lagu guda jiray hawlgalka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.