Sida ay sheegtay Warbaahinta Israa’ii”l gantaalada I!ran ayaa toos ugu dhacaya Telaviv, iyadoo aan waxba digniin ah lamaqlin, waana farsamo cusub.
Qaraxyo waaweyn, waxaa laga maqlay qaybo ka mid ah badhtamaha Israa’iil, Dhawaqa digniinta (Siren) lama maqal ka hor inta aysan qaraxyadu dhicin.
Gantaal ku dhacay guryo ladegan yahay, iyadoo goobtu ay tahay bartamaha ama qalbiga Telaviv. Tani waxay kadhigan tahay in nidaamka Difaaca Israa’iil ogaan waayay in madaafiic kusoo socotaba.