88
Guddoomiyaha Jabhadda FRUD ee Dagaalka Kula Jirta Jabuuti Maxamed Kadamy, Ayaa Taageeray Aqoonsiga ay Ka heshay Israaiil iyo Dawladnimada Somaliland, waxana uu sidaasi ku sheegay War Saxaafadeed uu Soo saaray.
Maxamed Kadamy Ayaa Kaga Hadlay Mawqifka FRUD iyo Shacabka Canfarta ee Ku Hoos Dulman Maamulka Qoysku Haysto Ee Jabuuti.
Jabuuti ayaa dhowaan Gudaha Itoobiya ku Weerartay Jabhaddan.




