29
Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ayaa manta soo saartay go’aan ay ku diidey dacwad ay soo qorteen xubno ka tirsan Xisbiga KULMIYE
Guddida ayaa sheegtay in aanay aqoonsanayn xubnaha sheegtay in ay ka Tirsan yihiin guddida fulinta xisbiga maadama oo aanay ku jirin diwaanka xisbiga ee ay hayaan.
1. Abdinasir Muhumed Hassan Buuni
2. Axmed Xaaji Daahir
3. Amb. Osman Omar Badmaax
4. Dr. Mohamed Farah Hersi,
5. Cabdinaasir Yuusuf Qodax
6. Mustafe Mohamoud Qodax
7. Saleebaan Cawad Cali, iyo
8. Dr. Essa Kayd Mohamoud



