Hay’adda Laanqeyrta Cas ee !iran Oo Baahisay Tirada Goobaha laga Beegsaday Iran

Hay’adda laanqeyrta cas ee !iran ayaa baahisay tirada goobaha la beegsaday intii uu dagaalka socday.

Tan iyo markii dagaalku ka bilowday !iran, waxaa waxyeello soo gaartay 82,417 “goobo rayid ah” oo ku kala yaalla dalka oo dhan, sida uu sheegay madaxweynaha Ururka Bisha Cas ee Iiraan.

Madaxa hay’adda gargaarka bani’aadamnimo ayaa sidoo kale sheegay in “wadar ahaan 281 isbitaallo, xarumo caafimaad iyo farmasiyo la bartilmaameedsaday.”

Related posts

Iran oo Israel ku Weerartay Gantaalo ka Miisaan culus kuwii Hore

Qodobada Heshiiska uu Mareykanka u Gudbiyay Iiraan Oo la Shaaciyay.

Xoghayaha Dagaalka Mareykanka Oo Trump ka Hor-qiray In Awooda Iran la Jabin karin.