Hoobiyaal laga soo tuuray degmada Dayniile ayaa ku dhacay gudaha Airport-ka Muqdisho, gaar ahaan xerada tababarka ciidanka Waran oo ay gacanta ku hayaan Mareykanka.
Gudaha Airport-ka waxaa laga maqlay fariin digniin ah, halka qaybo ka mid ah Muqdisho sidoo kale laga maqlay dhawaaq la mid ah.