Iiraan tijaabisay gantaalkii laga cabsi qabay, waa gantaal bedelay dheelliga awoodaha bariga dhexe, waa gantaal ka gudbay laynka cad ee awoodaha ka jira mandiqada oo taariikh cusub qoray kaas oo bedelay qiyaastii jirtay, waxa uu gaadhi karaa maraykanka lkn ujeedada dhabta ah mahan maraykanka ama yurub ee gantaal kusii jeeda maamulka yar ee yhuuda.
Waa gantaalka magaciisa aan la ogayn ee lagu qiyaasay Shahab-6 wuxuu gaadhi karaa 10,000 kilometer waa nooca gantaalee qaaradaha ka gudba, Gantaalka ayaa ku dhacay badda Siberian isaga oo sii maray hawada ruushka, waa fariin tijaabo ee farriim dibloomaasi iyo ciyaar siyaasadeed. waa gantaal falanqeyaashu ku sheegeen gantaalkii qaadi lahaa madaxa nukliyeerka, awoodda israil waxay ku dhisan tahay caqiido ah inay ahaato awooda kaliya halkan ka jirta iyo maamulka kaliya ee nukliyeerka haysta xiligay rabaanwax dila, xiligay rabaan wax duqeeya, waa dad yar oo ku dhax nool dad cadow u arka taas ayaa qasabtay inay awoodooda ku xoojiyaan teknolojiyada ugu sarraysa markasta lkn maanta iyaga candhuuftii dib u liqay.
Mar haddii ay iraan madaxan samaysay bamkana nukliyeerka ahna way samayn taasi waa arinta kaliya ii niyad-jabin doonta maamulka ee ciidamada yhuuda, majiri doonto duqaynta ay yhuuda iska samayso hadday wax duqayso waa la duqayn, hadda kaddib ma ahan awooda kaliya ee jirta, majirto damaanad awoodeed, waa sababta ay yhuudu beeno badan uga faafinaysi dalalka bariga dhexe si dagaal loo galiyo, waa sababta bannaanbaxyada loo kiciyo, waa sababta barnaamijka nukliyeerka ee iiraan uunan u ahayn wax iska caadi qaa shay jirinka iiraan iyo burburka yhuuda la xidhiidha, soo bixitaanka awooda wayn bariga dhexe, majiri doonaan dagaaladan iska socda sida Qaza lubnaan suuriya sababto ah qofka wax xakameeya waa qofka laga cabsado.


