Ilaalada Kacaanka Iiraan oo Hanjabaad Culus Oo ka Dhan ah Maraykanka soo Saaray.

War hadda soo dhacay oo ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegaya in Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ay ku dhawaaqeen inay saacadaha soo socda beegsan doonaan xarumaha warshadaha iyo danaha Maraykanka ee ku yaalla gobolka.

Iiraan ayaa ugu baaqday dadka rayidka ah ee dagan agagaarka goobahaas inay si degdeg ah uga guuraan, si looga fogaado khasaare ka dhasha weerarada ay qorsheynayaan.

Related posts

Ilhan Cumar ”Dagaalka Trump ku Qaaday Iiraan $2 Bilyan ka badan ayaa ku Baxda Maalin kasta”

Madaxweynaha Iran Oo ka Hadlay Wada-hadal Uu la Yeeshay Dhigiisa Farance

Rag Hubaysan Oo Caawa Weerar ku Dilay Shan Askari Oo ka Tirsan Booliiska Iran.