Imaaraadka:-“Ma Ogolin In Dhulkeena Hawadeena Iyo Badeena Laga Weeraro Iran.”

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dhulkooda, hawadooda iyo biyahooda aan loo adeegsan doonin weerar kasta oo lagu qaadayo Iiraan.

Imaaraadka ayaaa sheegay iney markale xaqiijinayaan balanqaadkoodii ahaa ineysan marnaba ogolaan doonin in dhulkooda, hawadooda iyo biyahooda loo adeegsado falal milatari oo ka dhana Iiraan.

Iiraan ayaa horay ugu wargelisay dalalka gobolka, gaar ahaan kuwa Khaliijka, inay si daran uga aargoosan doonto dal kasta oo oggolaada in dhulkiisa ama hawadiisa loo adeegsado weerar ka dhan ah Dalkooda.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.