Iran:-“Maraykanku ha ka Madax-banaanaado Israel..”

by Heemaal
0 minutes read

Iiraan ayaa uga digtay Dowladda Mareykanka inaysan u oggolaan Israa’iil inay saameyn ku yeelato siyaasaddeeda arrimaha dibadda, iyadoo xiisada u dhaxeysa mareykanka iyo iran ay weli taagan tahay iyadoo isbuucii hore ay labada dal ku yeesheen wada xaajoodyo Wadanka Cumaan.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iiraan, Ismaaciil Baqaa’i, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Tehran Talaadadii ku sheegay in Washington ay tahay inay si madax-bannaan u dhaqanto isla markaana aysan u oggolaan Israa’iil inay hagto go’aamadeeda.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.