Iran oo Dhoofineysa Shidaalkii Ugu Badanaa Duullaanka Mareykanka ka hor

Iran oo in ka badan 80% shidaalkeeda ka iibisa Shiinaha ayaa sidii uu dagaalku u bilowday waxa ay dhoofineysaa shidaalkii ugu badnaa. Joornaalka Mareykanka ee Wall Street ayaa bogga hore maanta ku soo qoray “Iran si buuxda ayey gacanta ugu haysaa Marinka Hormuus, una dhoofineysaa shidaakii ugu badnaa.”

Arrinkaan ayaa dhabarjab weyn ku ah Mareykanka oo dhowr jeer ku soo celceliyey in uu la wareegi doono maamulka Marinka Hormuus.

Khasaaraha ugu badan ee dagaalka ayaa hadda wuxuu soo gaaray dalalka Khaliijka Carabta oo warbaahinta Mareykanku farta ku fiiqday in ay Trump ku dhiirigaliyeen in uu weeraro Iran, dawlad cusubna u dhiso.

Related posts

FBI-da Mareykanka Oo ka Digtay Weeraro Iran kusoo Qaadi karto Xeebaha Galbeedka Maraykanka.

Madaxwaynayaasha Somaliya, Jabuuti iyo Itoobiya, Oo Caawa Kulan Xogwaraysi ah ku Yeeshay Magalada Jabuuti.

30 Qof Oo ku Dhimatay Daadad kusoo Fatahay koofurta Itoobiya