Iran Oo Joogto u soo Ridaysa Diyaaradaha Doronka Ee Maraykanka iyo Israel

Daroontii ugu danbeysay ayaa ahayd nooca Mareykanka ee MQ-9 oo la soo riday ayada oo aan weli ridin gantaalka khatarta ah ee ‘AGM-114R2 Hellfire Romeo Missile.’

Daroontaan oo Mareykanku maalmo raadinayey ayey Iran maanta soo bandhigtay.

Related posts

Madaxweynaha Colombia Oo Ugu Baaqay Trump inuu ka Fogaado R/Wasaraha Israa’iil Netanyahu.

Dawlada Jabuuti Oo Taageero u Muujisey Imaaraadka Carabta, ka dib Wada-hadal dhexmaray

Iiraan Oo Caawa Gubtay Dhismaha Marina Tower ee Dubai oo ka kooban 90 Dabaq oo Gubanaya