Wednesday, April 8, 2026

Iran Oo Sharuud Adag ku Xirtay Wada-hadalada la Qorsheeyay Inay ka Furmaan Pakistaan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Iiraan ayaa durba shurruud adag ku xidhay Waddahadalada la qorsheeyay iney Pakistan ku dhexmaraan Iiraan iyo Mareykanka. sida ay ku warantay WSJ.

Iiraan waxay u sheegtay dhex-dhexaadiye-yaasha iney Waddahadalada ka qaybgali doonto oo kaliya marka heshiiska xabbad joojinta lagu soo daro Lubnaan.

Siddoo kale waxay sheegtay Iiraan iney kaliya la kulmi doonto Saraakiisha Mareykanka ee Waddahadalada ka qaybgalaya marka ay ISRL joojiso weerarada Lubnaan.

Iiraan ma doonneyso iney cidla uga dhaqaaqdo kooxda Xsbulaaah oo ay kaligood wajahaan ISRL. Waxayna Iiraan si adag ugu adkeysanaysaa mawqifkeeda ay ku taageerayso Xsbulaaah.