Iran Oo Xabsiga Dhigtay 30 Qof, oo Ay ku Jiraan Ajanib ku Eedeysan Basaasnimo

Iran ayaa xirtay 30 qof, oo uu ku jiro muwaadin ajnabi ah, kuwaas oo lagu eedeeyay basaasnimo iyo inay la shaqeynayeen Mareykanka iyo Israel, sida ay sheegtay wakaaladda IRNA.

Qaar ka mid ah dadka la xiray ayaa lagu eedeeyay inay ururinayeen xog milatari iyo mid amni oo laga helay gobolka Khorasan Razavi.

Related posts

Imaaraadka:-Diyaaradaha Dronka Iran Oo Duqeeyay Warshad ugu Wayn Bariga Dhexe Ee Shidaalka sifeeysa

Safaaradda Maraykanka ee Jabuuti Oo soo Saartay Digniin Amni.

Xoghayaha Gollaha sare ee Amniga Iran Oo War kasoo Saaray Marin Biyoodka Hormuz