Israa’iil Oo Sheegay Inay 20 Qof ku Dhaawacmeen Gantaalo ay Caawa Iran ku Weerartay Dimona

Qiyaastii 20 qof ayaa ku dhaawacmay kadib markii gantaal ku dhacay magaalada Dimona oo ku taalla koonfurta Israa’iil, sida ay sheegtay adeegga gurmadka degdegga ah ee dalkaas.

Magen David Adom ayaa ku sheegtay Telegram in dhaqaatiirteedu ay daweynayaan wiil 10 jir ah iyo haweeney 40 jir ah oo “ku jira xaalad dhexdhexaad ah oo qaba dhaawacyo ka dhashay firirka gantaalka.

Waxay sidoo kale sheegtay in dad kale oo dhaawacmay ay helayaan daryeel.

Related posts

Sacuudiga, Pakistan,Turkey & Masar Oo Heshiis Gaaray Iyo Turkiga Oo Iran Uga Digay Weerarada Dalalka Carabta.

Israel Oo ku Baaqday in loo Midoobo Dagaalka Iran Walaac-na ka Muujisay Gantaalka 4,000 KM

Madaxwayne Trump Oo ku Farxay Geerida Madaxii hore ee Hay’ada Sirdoonka Maraykanka