30
Madaxa hay’adda duulista hawada Israa’iil, Shmuel Zakai ayaa maanta u sheegay shirkadaha diyaaradaha caalamiga ah in dhammaadka toddobaadkan uu noqon doono mid xasaasi ah, isla markaana ay jiri karto halis amni. sida ay Warbaahinta Israa’iil ku warrantay maanta.
Hadalkan ayaa kusoo aadaya xilli ay gobolka bariga dhexe ka socdaan dhaqdhaqaaqyo milatari oo sare u qaadaya suragalnimada weerar lagu qaado Iiraan.

Screenshot


